XISAAB-HAYE
Simple, powerful business management system for Somali entrepreneurs. Track your inventory, manage sales, and grow your business - all in one place.
Waxyaabaha Aad Ka Heli Doonto
Features designed for Somali business owners
Xisaabinta Ganacsiga
Ku horumari xisaabaadkaaga ganacsi oo hel xogta saxda ah marka kasta. Ku xisaabi iibka, dalabka, alaabaha iyo faaidada iyo khasaaraha si fudud.
Maareynta Alaabta
La soco alaabta ku jirta ganacsigaaga. Si fudud u ogow alaabta kaa go'i rabta iyo midka guud ahaan dhaqdhaqaaqa alaabta, sida shayaasha socda iyo kuwa fadhiidka ah.
Iibka Alaabta
Ku iibi alaabtaada si dhaqso leh. Ku dar alaab, kala jar qiimaha, oo soo saar warqada iibsiga dukaanka.
Maareynta Macaamiisha iyo Deymaha
Ku xafidso xogta macaamiisha, Si fudud ula soco lacagaha deymaha, U dir fariimo macaamiisha deymaha lagu leeyahay.
Warbixino & Tirakoob
Hel warbixinta iibka, macaamiisha ugu badan iibsada, iyo alaabta ugu dhaqaalaha badan si aad ugu hagaajiso ganacsigaaga.
Mobile Ready
Ku maaree ganacsigaaga mobile-kaaga. La soco xisaabaadkaaga meel kaste aad joogto, kaliya waxaad u baahan tahay Internet.
Loo Qaabeeyey Ganacsatada Soomaaliyeed
XISAAB-HAYE waa hanaan-xisaabeed loogu talagalay ganacsatada Soomaaliyeed ee doonaya inay si fudud u maareeyaan ganacsiyadooda. Waxaan fahmay in ganacsatadu u baahan yihiin nidaam fudud oo la jaanqaada hab dhaqanka Soomaalida.
- Luuqadaada - Af Soomaali iyo English
- Fudud in la fahmo - no technical knowledge needed
- Macaamiisha iyo deymaha - credit sales management
Diyaar Ma U Tahay inaad Bilowdo?
Ku biir boqolaalka ganacsi oo Soomaaliyeed ee horumarinta ganacsigooda hagaajiyay adoo isticmaalaya XISAAB-HAYE.
Dalbo Hadda